![]() |
||
|
|
||
|
|
||
|
Waxaa Dhamaan Culumaa’udiinka iyo ummada Soomaaliyeed ee kunool wadanka Ingriiska (UK) lagu Casuumaynaa in ay kasoo qaybgalaan Siyaaradii Shiikh Cabdalle iyo Shiikh Cawareere Jan,14,2010 www.Hobyoradio.com
Ogasiis Siyaaro
Waxaa Dhamaan Culumaa’udiinka iyo ummada Soomaaliyeed ee kunool wadanka Ingriiska (UK) lagu Casuumaynaa in ay kasoo qaybgalaan Siyaaradii Shiikhayni Musharafayni Shiikh Cabdalle iyo Shiikh Cawareere oo lagu qabandoono Selby Centre Selby Road, Tottenham, London, N17 8JL 020 8885 5499 OFF White Hart Lane Taariikhda 24/01/2010 14:00 Over ground Trains White Hart Lane Station Under Ground Wood Green, Seven Sisters Buses W3 Tottenham High Road waxay u jirtaa 10 daqiiqo oo lug ah Waxaana mara Buses 149,279,259,349 Gudoomiyaha Gudiga Qamanqaabada Qaadim Cabdi Haad 07904665876
Hobyo Radio News Media |
||
|
Contact: hobyoradio@gmail.com |
||