BBC 11:00 - 11:15
BBC 14:00 - 15:00
BBC 16:00 - 16:15
BBC 18:00 - 18:30  
hobyoradio
mudugnet
hobyonet
waagacusub
mudug.com
hiiraan
shabeele.net
dayniile
onkod news
markacadeey
hornafrik
goobjoog
somaliwayn
midnimo

islamik links

qaadisiya
aflax.net
boqolsoon
islami city

XARUNTA Agoonta gaalkacyo

 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

 

 


ku soo dhawada hobyoradio

K/magaalada Gaalkacyo oo looga dhawaaqay maamul gobolleed      GALMUDUG  STATE.

isniin,aug,14,2006 www.hobyoradio.com

Waxaa looga dhawaaqay koonfurta magaalada gaalkacyo oo ay mudooyinkaan ka socdeed shirar ay ka qeybqaadanayeen waxgaradka,siyaasiyiinta,culumaa’udiinka,aqoonyahanada iyo jaaliyada dibada ee ka soo jeeda deegaanka koonfur Mudug maamul goboleed lamagac baxay Galmudug State.

Maamul Goboleedkan Galmudug State  ayaa waxaa madaxweyne loo doortay ambassador: Max’ed Warsame Cali(Kiimiko),Madaxweyne ku xigeen Ambassador: C/salan Xaji Axmed Liban (Dhabancad), sidoo kale waxaa la doortay Gole baarlamaan oo uu gudoomiye ka yahay Dr.Cumar Salad Cilmi,halka gudoomiye ku xigaanka koowaad loo doortay Dr.Xuseen Max’ed Yusuf, Gudoomiye ku xigeenka labaad Dr.Cabdisamad Nuur.

Maamul goboleedkan ayaa mudada la doortay ay tahay mudo sadex sanadood ah iyadoo ay howshiisana socotay mudo sanad ku dhawaad sida uu Hobyoradio u sheegay gudoomiyihii hore ee maamulka koonfurt mudug Mudane Iman Xasan Jiiro mar uu galabta saxaafada la

Maamul goboleedkan ayaa ku soo biiray xilli ay horay u jereen maamul goboleedyo in muda ah dhisnaa iyadoo looga fadhiyo in maamul goboleedkan uu si deg deg ah ku soo dhiso golahiisa wasiirada

Gaalkacyo.hobyoradio.

by Hobyo Radio

cCAATO-XAAF-IMAN JIIROW

Ardayda Iskulka C/lahi ciise

SH,Xasan-C/laahi-Geedi  

dadwaynaha,K/galkacyo

 

 

 

 

 

 

 

 
All Rights Reseved for Hobyo radio 2006 Designed by City Technology