Home Hobyo History  hobyoradio@hotmail.com

Tacsi

Idaacada BBC
BBC 11:00 - 11:15
BBC 14:00 - 15:00
BBC 16:00 - 16:15
BBC 18:00 - 18:30  
Wararka Subixii
Wararka Galabtii
Wararka Habeenkii

Somali Links

Codkamudug.com
 HobyoNet       
 Simbanews       
 Aayaha.com
 Mudugnet 
 Waagacusub
 Mudug.com
 Hobyonews
 Cadaado.com
 Hiiraan
 Shabellenews
 Galgaduud
 Cadaado.net
 Onkod news
 Marka cadeey
 hornafrik
 Goobjoog.net
 Qaranka.com
 Somaliweyn
 Somali.msf.org .

Islamic Links

Qaadisiya.com
Aflax.net
Boqolsoon
Islami city
Gabay.Mitid Dirira Soomaaliyeey Magacu Waa Guule. abwaan Xasan Garaad
Gabay: Dhulku Waa Halbowlaha Naftiyo HOOYO  aan Gurine By.Qamaan Abdil Waaxid
Maanso. SHIRKII BEENTA AHAA ??????
General Jaamac Qaalid    Halkan ka Dhageyso

Ururka S.Hamilo

Ka Qayb Qaado dhismaha Iskuul Sare ee Galkacyo.Ururka Samafalka Hamilo.

Abwaan,Hadraawi 

Abwaan,Hadraawi  Wadani Somaaliyeed. Halkan ka dhageyso

Abwaan-Abshir

Abwaan-Abshir Bacadlle Halyeey Somaaliyeed.  Gabay:“ Markii Cadowgii loo jabay Halkan ka dhageyso

Sh.Cumar Faaruq

Halkan ka dhageyso

Abwaan-S,M,A,H

 Halkan ka dhageyso

 
 
 
 


DHISMAHA AIRPORKA HOBYO IYO DAYACTIRKA  WADADA DHEER EE GAALKACYO IYO HOBYO KALA SOCO HOBYORADIO.COM

Wararka GalMudug State

Hobyo Radio,Muqdisho ,Aug,6,2008
Kulan ay isuguyimaadeen Golaha Guurtida ee Dowlad Gobaleedka Galmudug iyo odayaal Dhaqameedyo Kasocday Beesha Maxamad Gor Gaate ayaa kadhacay Hotel Geedi Ee Magaalada Gaalkacyo Daawo Sawirada.By Cabdalle
Wajigii 4aad Ee Dib Uheshiisiinta Beelaha Wada Daga Mudug IYO Galgaduud Oo Lagu Qabatay Degmada Galinsoor Daawo Sawirada oo dhan By Cabdalle
Hobyo Radio,Muqdisho ,Aug,5,2008
Tahniyad Dhalasho Hambalyo Liban Max'ed & Nasra Ahmed  oo Wiilal Mataano ah ugu dhasheen Minneapolis  Waa Ishaq & Ismail .

Allaha u Naxariistee Waxaa  ku geeriyooday magaalada Burco Marxuumad Faadumo Sheekh Xasan.Aug,4,2008

Siminaar Soconayey Muddo 3Maal Mood ah Ayaa Lagu Soo Gaba Gabeeyay xarunta Amal balanza ee Magaalada Galkacyo Daawo Sawirada Aug,4,2008
Hobyo Radio,Muqdisho ,Aug,1,2008
10 kamid ah Wasiirada  kooxda Embagathi oo iscasilay iyo eed ay u jeediyeen Nuur Cadde.
abwaan C/Qaadir Cali Cigaal (Cirro) iyo abwaan Calideeq Max'ed Xaashi  oo magaladda Gaalkacyo Nabadayn kabilaabay.. Aug,1,2008
Gabay 4 qaybood ah  oo uu tiriyay Abwaan Calideeq Max'ed   Shirweynihii  kadhacay  Bandiiradleey ee Galmudug State. W.T. Calideeq Max'ed Xaashi.
Guddigii Dib U Heshiisnta Ka Dhex Waday Beelaha Wada Daaga Deegaano ka Tirsan Mudug iyo Gal Gaduud Oo wajigii 3aad Ee Dib U Heshiin ah Ka Bilaabay Degmada Galinsoor Ee G/Galgduud. Aug,1,2008
Hobyo Radio,Muqdisho ,July,30,2008
Siminaar lagubaranayey qaabka macalinimada ayaa maantay kafurmay iskuulka c/laahi ciise ee magaalada Gaalkacyo. July,30,2008
20  arday oo Somali ah oo ka qalinjabisay jaamacad ku taal dalka india. Q\ wariye ahmed said olad
ALLAHA u naxariistee waxaa isbitaal ku yaalla dalka Jarmalka ku geeriyooday Gudoomihaya Galmudug, ee gobolka Maine ee dalka Mareekanka Marxuum Cabdullahi Xussein Samatar  (Xaji Kirle).
TACSIDDA GEERIDDA-ABWAAN-CABDALLA NUURADIIN AXMED.‏ By Hasan Carab
Dad ku Dhintay  Rasaas kooxo Hubaysan Ay la Beegsadeen Gaari Marayay Inta Udhaxaysa Gaalkacyo iyo Galinsoor. Wariye Cabdalle
The Ascendancy of the VOA under a New Leadership. By. Mohamed Hassan
Hobyo Radio,Muqdisho ,July,24,2008
Abwaan Ustaad Cabdalla Nuurdiin Axmed oo ku geeriyooday xaafada Beexaani degmada Shibis ee magaalada Muqdisho July,24,2008
Maamulka Galmudug oo siweyn u Cambaareeyay dilkii  loo gaystay  Marxuum Dr  Ciise Xasan Calasow  oo laga helay maydkiisa dhanka Waqooyiga Gaalkacyo.
Hobyo Radio,Muqdisho ,July,21,2008
Odayaasha Dhaqanka Galmudug Iyo Puntland  Oo Kulan Hor’udhac Ah Ku Yeeshay Magaalada Gaalkacyo.July,21,2008
Waxaa Ku Soo Badanaya Gudaha Magaalada Gaalkacyo Afduubyo Loo Gaysanayo Dadka Rayidka Ah Iyadoo Labadii Todobaad Ee Ugu Dambaysana Lagu Afduubay Magaalada ilaa Sadex Qof oo rayid ah.July,21,2008
Hobyo Radio,Muqdisho ,July,19,2008
Afhayeenka GalMudug  Oo kawarbxiyay Kulan Golaha Wasiirada GalMudug ay Ku yeeshay Xarunta Madaxtooyda Ee GaalkacyoJuly,19,2008
BAAQ ABUURIDDA MAXKAMADDA DEMBIILAYAASHA SOMAALIYEED. July,19,2008
Beelaha Daga Gobolka Mudug  Qaarkood Oo Bilaabay in ku  Soo Biiraan Maamulka Goboleedka Galmudug State. July,19,2008
Hobyo Radio,Muqdisho ,July,17,2008
Abdullahi Khalif oo ah Wiil Soomaali ah oo ku guulaystay Bill Gates Millennium scholarship. July,17,2008
War Deg Deg ah Maamulka W/Gaalkacyo  oo siidaysay dhalinyarii 9 ahayd ee ay  ka qabteen  Waqooyiga magalada Gaalkacyo ee Galmudug State.July,17,2008
Tahniyad Dhalasho waa Wiil Hambalyo, Hambayo allaha kadigo kii Diintiisa, Dalkiisa, Dadkiisa anfaca Aaamiiiiiin.
Puntland Oo 9 Dhalinyarada  Macalimiinta  ee kasoo jeeday gobolada Dhexe  Gaysay Xabi Ku yaal Boosaso.July,17,2008
Waxaa Dib Xuriyadooda Uhelay Qaar Qaar Ka Mid ah Dadkii Puntland Uqabatay In ay Ka Danbeeyeen  Dilkii ALlAHA UNAXARISREE Nabadoon Cali Jaamac Biixi
Qaar Kamid ah Dadweynaha Magaalada Gaalkacyo Ayaa Walaac Xoogan Kamuujiyay Hadal Kasoo Yeeray Mid Kamid ah Masuuliyiinta Maamulka Puntland.July,17,2008
Hobyo Radio,Muqdisho ,July,16,2008
Kooxo hubaysan ayaa  Gaari Dad Rakaab ah ay Saaranyihiin Ku Rasaaseeyay W/Galkacyo ee gobolka Mudug. July,16,2008
Xabisiyada Puntland  Oo Maalinki  6AAD ay ku Jiraan Macalimiin Soomaliyeed Oo Siminaar Ugu Socday Hargaysa  iyo Shacabka GalMudug  oo canbaarayn Ujeediyay Puntland.July,16,2008
Madaxweynaha DG Galmudug Prof. Max'ed Warsame Kiimiko oo booqosho gaaban kuyimid San Diego, California ee dalka Maraykanka.Daawo Sawirada
Hobyo Radio,Muqdisho ,July,12,2008
Jaaliyada Galmudug ee magaladda Rochester gobolka  Minnesota  ayaa Xaflad soo dhawaynta iyo sagootinka isugu jirta u qabtay Madaxweyne Prof. Max’ed Warsame Cali Kiimiko.July,12,2008
Gabdho ka tirsan Jaaliyadda GalMudug Ee Dalka Norweyn Oo Deeq Lacageed  Soo Gaarsiiyay Agoonta Magaalada Gaalkacyo Ee GalMudug State Daawo Sawirada
Hobyo Radio,Muqdisho ,July,11,2008
Wajigii 2aad ee lagu dhex dhexaadinayay Beelaha  Walaalaha ah ee wada daga Gobalada Mudug & Galgaduud  oo heshiis la dhex dhigay. Daawo Sawirada
Xaflad siwayn loo soo agaasima is lamarkaana ay ka soo qaygaleen mas’uuliyiin ka tir dowlad gobaleed ka Galmudug ayaa ka dhadhacday hool xafladaha dugsiga H/dhexe & Sare AL.shacab ee magaalada Gaalkacyo.July,11,2008
Hobyo Radio,Muqdisho ,July,10,2008
Xubna ka tirsan Maamulka Galmudug State oo Canbareeyay falkii lagu dilay Nabadoon Cali Jaamac Biixi.July,10,2008
Kulan Ay Manta Isuguyimaadeen Golaha Wasiirada Dowlad Gobaleedka Galmudug Ayaa Kadhacay Xarunta Madaxtooyada Galmudug Ee Magaalada Gaalkacyo. July,10,2008
Maamulka Gal-Mudug Ayaa Jawaab Kulul Kabixiyaya Warar Been Abuura Oo Dhawaan Lagu Daabacay Internate Ka. July,5,2008
Hobyo Radio,Muqdisho ,July,4,2008
Maa mulka Idaacadda Codka mudug ee magaalada gaalkacyo ayaa jawaab kulul kabixiyey war ku qornaa website Dayniile.July,4,2008
Hobyo Radio,Muqdisho ,July,3,2008
Xaflad siweyn loo agaasimay oo lagu maamuusayey sanad guurada 48aad ee 1da luuliyo ayaa kadhacday xarunta Idaacadda Codka Mudug ee magaalada Gaalkacyo Daawo Sawirada
Hobyo Radio,Muqdisho ,June,29,2008
Banaanab 27 June looga soo horjeedo joogitaanka ciidamada Itoobiya ee dalka Somaaliya‏.oo kadhacaya magalada Den Haag ee dalka Holand.
Hobyo Radio,Muqdisho ,June,25,2008
Waraysi meela badan taabanaya oo Mudane Cisman Caato uu siiyay Oktobar-2006  idaacadda Hobyo Radio ee magalada Gaalkacyo.Halkan ka Dhagayso
Madaxweynaha Galmudug ee booqasho ku tegay Portland, Maine ee cariga Mareekanka. Daawo Sawirada
Hobyo Radio,Muqdisho ,June,23,2008
Hoobiyayaal maanta lagu garaacay garoonka diyarahada Aadan Cadde international Airport ee magalada Muqdisho. June,23,2008
Tacsi katimid Reer Cali Bulaale oo ku socota eheladii uu katagay Marxuum Prof. C/llahi Max'ed Cilmi Bulaale'' C/llahi Foonka"
Hobyo Radio,Muqdisho ,June,22,2008
Aradayda Galmudug Ee Wax Ka Barta Dalka Norwey Oo Deeq Lacageed Gaarsiiyay Dad Ku Tabaalayasan Magaalada Gaalkacyo iyo Hareeraheeda Ee Galmudug State.Daawo Sawirada
TACSI KA TIMID WALALAHA GAALKACYO GEERIDII XAAJI SHIRE CALI SIYAAD {CAGEY}
Banaanab 27 June looga soo horjeedo joogitaanka ciidamada Itoobiya ee dalka Somaaliya‏.oo kadhacaya magalada Den Haag ee dalka Holand.
FADLAN CAAWIYA CARUURTA  SOMAALIYEED.   By. Xasan Carab
Hobyo Radio,Muqdisho ,June,19,2008
Hambalyo, Hambalyo, Hawo Nur Adan oo ka Qalinjabisay Junipero Serra High School  San Diego, California..  Daawo Sawirada
Dadaalo ay Wadaan Culima Udiin Laguna Heshiisiinayo Beelo Walaalo ah Oo Colaado Dhex Mareen Ayaa Ka Socda Deegaano Badan Oo Ka Tirsan Gobolada Mudug iyo Galgaduud Daawo Sawirada Wariye Cabdalle.June,18,2008
Hobyo Radio,Muqdisho ,June,16,2008
Dhismihii iyo Dayac Tirkii laga Waday Wadadaa Isku xirta Wisil iyo hobyo Oo Meel Wanaagsan Maraya Daawo Sawirada. Wariye Cabdalle. June,16,2008
Xarunta dawladaha hoose degmada Gaalkacyo ee Galmudug state oo laga furay xafiisyo cusub. Daawo Sawirada. Wariye Cabdalle M Cabdille
Hobyo Radio,Muqdisho ,May,25,2008
Banaanbax lagu diidanyahay xasuuqa ay dowladda Itopiaya ka wado dalka Soomaaliya oo kadhacay  New England, Maine, Massachutes,, Vermont iyo New Hampshire. {Daawo Sawirada}
Banaanbax balaaran oo looga soo horjeedo joogitaanka ciidamada Itoobiya oo ka dhacay kobenhagen Denmark. Dec,29,2007                                  {Daawo Sawirada}
Difaaca Dalkiina U diida Tigraaya.Guuleed Axmed.
Ninka Tuhunsan Somalibaa  tabar yar
Dalka Sow anigu ma lihi.Ninkii Dhoof ku yimid bay geeridu dhibaysaa.
RA' yi & Faalo, Gabay
Ururka Haweenka Midnimo Ee Magaalada Gaalkacyo oo wada Hawlo ay Ugu Adeegayaan Shacabka Gal-Muudg Ayagoona Dhawaan ay hir galinyaan Dhismaha Suuq cusub Ee ay yeelato Gaalkacyo. {Daawo Sawirada}
Ururka SDRO, oo kaashanaya UNICEF, oo dhisme isbitaal loogu talo-galay HOOYADA iyo DHALLAANKA ka wada Koonfurta Gaalkacyo ee (DG) Galmudug State. {Daawo Sawirada}
Hobyo Radio,Muqdisho,Dec,7,2007
Ciidamadan gumaysiga Itoobiya oo xalay isgaa cararay gooba ay kafadhiyeen magaalada Muqdisho kumanaan qof oo mudaaharaad ka dhiga wadooyinka caasimada(Daawo-Sawirada).
Kulan ay soo qaban qaabiyeen United Somali Diaspora oo kadhacay gobolka Minnesota iyo Wafti kasocda Ururka Xornimadoonka Soomaaliyeen oo si weyn dadkii halkaa isugu yimi u qiiro galiayay. {Daawo Sawirada}
TAAGEERIDA TALLOOYINKA URURKA MIDOOWGA QURBA JOOGA SOMAALIYEED.By. Hasan Carab
Gabay Anaa ku dayacay Muqdishaay By Abwaan Xasan Kullane.
Gabay Wadani ah  oo cusub lana magac baxay "Dacwo"
Amiin Shiikh Maxamed
. Halkan Ka Dhagayso
BILOOWGII BURBURKII RAJIIMKA FADHIIDKA AH.‏ By. Hasan Carab  Hees Wadani ah Hadii anan dhulkaygoow 
Banaanbax Balaaran oo looga soo horjeedo Ciidamada Itoobiya  ee Xasuuqa iyo Barakicinta  ka wada dalka Somalia oo kadhacay Magaladda Rochester ee gobolka Minnesota. {Daawo Sawirada}
Banaanbax looga soo horjeeda xasuuqa Xamar oo ka dhacay Oslo, Norway.                 ( Daawo Sawirada)
Mudaaharaad si weyn la isugu soo baxay oo ka dhacey Minneapolis, Minnesota.           (Daawo Sawirada)
Bananabax looga soo horjeedo Xasuuqa iyo Barakicinta ay ka wadaan Ciidamada Itoobiya'Somalia oo ka dhacey magaalada COPENHAGEN‏ ee dalka Denmark.( Daawo Sawirada)
Hobyo Radio, Faalo, Gabay & Galmudug State

Muqdisho,Oct,9,2007

Maalinta xornimada Soomaaliya. Dalka Sow anigu ma lihi.                        Ninka Tuhunsan Somalibaa  tabar yar Aan Maalno Maandeeq.                          Ka soo Celiyaay
Difaaca Dalkiina U diida Tigraaya.Guuleed Axmed.
Carraabo Fadhi Ayaa Quusiyay”Calanka Xamar Laga taagay"Avv. Cabdirahman Haji Ereg                                                                       
Gabay Ku socda Kooxda Mbagathi oo loogu  magacdaray-Maqaarsaar.  Abwaan  Xasan A Kullane

Galmudug: wadada horumarka ee gobolada dhexe. By.Xasan A Kullane   

Gabay ku saabsan Dalkeenii hooyo.         May-muun Sheekh Aden
Mudaaharaad looga soo horjeeda xasuuqa iyo barakaca ka soconaya magaalada Muqdishu oo ka dhacay Gobolka Minnesota ee cariga Maraykanka. April,7,2007
Guuley allahow hawiye waa garleeyahaye.April,7,2007          abwaan,Xasan Garaad warsame
Bayaan ay soo saareen Beesha Hawiye ee North America. April,4,2007
End Ethiopian occupation of Somalia immediately   A North-American Somali Diaspora Conference Columbus,Ohio. Isniin,March,19,2007
Jen. Caarre oo ka hadlay xaaladda Murugsan ee Dalka Soomaliya.Gen. Cabdiraxmaan Warsame Cilmi
Somalia: A Victim of peacekeepers.By: Abdullahi Haji Hassan 
BAAQA GOLAHA MAXKAMADAHA ISLAAMKA.بيان من المحاكم الإسلامية IsniinFeb,26,2007         مواقف وتوصيات.
Difaaca Dalkiina U diida Tigraaya.Guuleed Axmed.

 Hees Wadani ah Soomaaloo israacdo. Guuleed Axmed.

RA' yi  iyo Faalo Hore

WARARKII  HORE HALKAN RIIX

Idaacada Hobyo

Warka Maanta
Sat 8am
 1pm
 1pm
 1pm
 1pm
 1pm
 1pm
 1pm
 7pm
Sun 8am  7pm
Mon 8am  7pm
Tues 8am  7pm
Wed 8am  7pm
Thurs 8am  7pm